Welcome to Araabinews.com
Shakabada Araabinews.com waa shabakad caalami ah waxayna xooga saartaa inay soo gudbiso dhacdooyin la isku halayn karo. Waxaan aaminsanahay in xoriyada hadalku tahay mid qofku ku dhasho. Dareenka shacabkeenu ha ahaado mid siyaasadeed, mid bulsho waa wadaha Araabinews.com.
Shabakadu kuma hadasho af beeleed mid shaqsiyeed iyo mid koox gaar u ah waxana wada dareenka shacabka Somalida. Kama shaqayno kala qoqobka ummada Somaliyeed.
Araabinews.com masuul kama ah fikradaha dadku noo soo gudbiyaan ha ahaadaan mid siyaasadeed iyo mid kalaba waana la mid midka ay soo gudbiyaan qorayaasheeda. Kala fikir duwanaanshuhu waa waxa na wada.