Abu Mansuur ayaa ka qayb qaadan doona dagaal ka dhana argagixisadii uu ku jirey. Xukuumada Somaliya ayaa dhawaan qadi doonta dagaal ka dhana argahixisada.
Wasiirka warfaafinta Yariisoow ayaa sheegay in Cadaalada la soo taagi doono Raggii ka dambeeyay Qaraxii Zoobe kuwaas oo haatan qaarkood gacanta ugu jira dowladda
Qaraxii 14 kii bishii hore ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ku dhintay dad kor u dhaafaya 300 oo ruux, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaasi ka badan.
Dawlada ayaa baryahanba ku gudajirta sidii meelaha argagixisadu joogaan looga sifeyn lahaa. Cadowga kaliya ee Somalida ayaa ah argagixisada shabaab.
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay