X

Abu Mansuur oo ka qayb qaadan doona dagaal ka dhana argagixisadii uu ku jirey: MAQAL

Abu Mansuur ayaa ka qayb qaadan doona dagaal ka dhana argagixisadii uu ku jirey. Xukuumada Somaliya ayaa dhawaan qadi doonta dagaal ka dhana argahixisada.

Wasiirka warfaafinta Yariisoow ayaa sheegay in Cadaalada la soo taagi doono Raggii ka dambeeyay Qaraxii Zoobe kuwaas oo haatan qaarkood gacanta ugu jira dowladda



Qaraxii 14 kii bishii hore ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ku dhintay dad kor u dhaafaya 300 oo ruux, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaasi ka badan.



Dawlada ayaa baryahanba ku gudajirta sidii meelaha argagixisadu joogaan looga sifeyn lahaa. Cadowga kaliya ee Somalida ayaa ah argagixisada shabaab.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.