November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Abwaan Muuse Fooxle oo gabay runta ugu sheegay beesha dhexe Samaroona ku baraarujiyay

Abwaan Muuse Fooxle oo gabay runta ugu sheegay beesha dhexe Samaroona ku baraarujiyay. Wuxu yiri gelinbuu garaaradaydii galab ku googoogey, gelinbuu geestuu ka soo guurtey uunku gartan waayay.

Kaahinow (ISAAQOW) gelinbaad hurudey.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS