Abwaan Ibrahim Muumin Nuur (Liiro) ayaa ka hadley sida loogu dhacay ee hawl loo geliyay maalintii beesha dhexe ee 18 May. ”Waan iska fadhiistey xaruntii qudbadaha waxase la igu yiri iska dhaaf waa Ramadaane. Reer Boorama markasta sidii caruurta ayaa loola hadlaa, waxana la yiraa waa hooyadii Somaliland, calanka waxa asteeyay reer Awdal, heesta calanka waxa sameeyay idinka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay