X

Abwaan reer Awdala oo lagu dhacay 18 May oo hees u tiriyay reer Awdal

Abwaan Ibrahim Muumin Nuur (Liiro) ayaa ka hadley sida loogu dhacay ee hawl loo geliyay maalintii beesha dhexe ee 18 May.  ”Waan iska fadhiistey xaruntii qudbadaha waxase la igu yiri iska dhaaf waa Ramadaane. Reer Boorama markasta sidii caruurta ayaa loola hadlaa, waxana la yiraa waa hooyadii Somaliland, calanka waxa asteeyay reer Awdal, heesta calanka waxa sameeyay idinka.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.