X

Kufsi loo gaystey gabadh 9 jira iyo 10 loo qabtey: Warbixin

Waxa baryahan magaalada BuulaBurde ee gobolka Hiiraan dadku aad u hadal hayeen kufsi loo gaystey gabadh 9 jira oo aan la sheegin xilliga kufsigu dhacay. Waxase boolisku gacanta ku dhigeen 9 ragga oo la tuhmayo.


Gabadha 9-ka jirka Ayaan la sheegin halka ay ku sugnayd. Sarkaal u hadey booliiska ayaa sheegay in ku dhawaad 10 qof loo qabtey dhacdadaan lagana soo kala qabtey Buulaburde iyo tuulooyin ku xeeran.


Kufsiga ayaa faraha ka baxay intii burburku yimi, waxana ugu wacan dhaqabnkii Somalidu lahayd ee la dagaalanka kufsiga oo Meesha ka baxay. Waxana inta badan loo aaneeya filimaanta dhaqamada xun ee dalka si qayra caadiya u soo gala sida uu qabo Xuseen Warsame oo Hargeysa jooga.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.