X

Aduunyadu waxay nagu tiraa xageen reer Awdal wax u marinaa: Prof C/samad Nageeye

Prof Cabdisamad Nageeye

Aduunyadu waxay nagu tiraa xageen reer Awdal wax u marina, markey nagu yiraahaan beesha dhexaan u marinaynaa waxaan ku nidhaa waxba hana siinina. Waa hadalkii Prof C/samad Nageeye.



1991 kahor magaalada Garoowe iyo Boosaaso way ka yaraayeen Dilla maantana midkasta weaa caasimad sideeda u taagan. Wuxuu dhinaca kale taageero u muuji dadka iyaguna hadda cadaalad xumada ka ordaya.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=BXz7onyoCNU[/embedyt]



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.