X

Muuse Biixi intuu islaamaha ka oohinayo kuwii uu xasuuqey aaway: Suudi

Muuse Biixi intuu islaamaha ka oohinayo kuwii uu xasuuqey aaway waa hadalkii madaxweynaha Somaliland ee qurbajooga Maxamed Suudi oo si adag uga Hadley xasuuqii Muuse Biixi kula kacay dadka reer Woqooyiga ah.

Xasuuqii waxa uu hadana u raaciyay inuu jufadiisa ku koobey maamulka, taas oo ka dhigeysa beenaale weyn oo sheegta halgamo beena.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=1xKDjguJgiQ[/embedyt]



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.