November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Af-Somaliga oo noqdey afafka aadka loo barto ee ajaanibtu xiisaynayaan+WARBIXIN

Afkeena hooyo ayaa markii ay dhacday dawladii Somaliyed isagna hog ku dhacay inkastoo afka xoogiisa uu yaalo baadiyaha hadana isku milanka baadiyaha oo hadda u soo guurey magaalada ayaa sii yareyay isticmaalka afkeena. Waxanase jira meelo afkeena hooyo laga jecelyahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM