21/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Afar xildhibaan oo ka mid noqdey barlamaanka Afrika oo la dhaariyay

Afar xildhibaan oo ka mid noqdey barlamaanka Afrika ayaa la dhaariyay.

Shirka Baarlamaannada Afrika ee magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika ayay iska xaadiriyeen xildhibaannadan, waxayna kala yihiin:



1- Xildhibaan Lutfi Shariif Maaxamed

2- Xildhibaan C/xakiin Macallin Axmed

3 Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar

4- Xildhibaanad Yaasmiin Xuseen Maxamed



Xildhibaannada Soomaalida ee la dhaariyay ayaa barlamaanka Somaliya u matali doona Afrika.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS