X

Afhayeen Muuse Biixi u hadley oo diidey inuu sheego wuxuu ku xidhey dhalinta Awdal

Waxa maalintii sagaalaad si xaqdaro ah ugu xiran jeelka magaalada Boorama dhalinyaro xusey xasuuqii SNM ka gaysatey 1991 bishii Feebarweri waxyar kadib markii dawladii Somaliya burburtey.


SNM oo wadata askartii Dhergiga ee Mingeste ayaa si kala soo lahayn u xasuuqdey dad lagu qiyaasayo 3000 magaalooyinka Dilla, Boorama iyo Sylac marka laga yimado hantida ay burburiyeen iyo kuwa Hargeysa u qaateen oo malaayiin ku kacaysa.


Afhayeenkan Muuse Biixi ugu magacaaban arimaha gudaha ayaa diidey xataa inuu sheego waxay ku xirteen sheegayna in an la weydiin wax saxaafadu ogtahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.