November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Afhayeenka aqalka sare oo la doortey yaase loo doortey

Waxaa goordhow lagu kala baxay doorashada afhayeenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo laga koobigareeyay Maraykanka xilli dalku u baahneyn jagooyin noocana.


Guddoomiyaha ama afhayeenka Aqalka Sare ayaa waxaa u Tartamaya Xildhibaanada kala ah.

Cabdi Xaashi C/llaahi Iyo Mustafe Maxamed Qodax


Guddiga ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen Goor dhow Codadka ay kala heleen Labada Musharrax iyo Musharrax ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Cabdi Xaashi C/llaahi 43 Cod

Mustafe Maxamed Qodax 9 -Cod

Waxaana Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya si rasmi ah ugu guuleeystay Cabdi Xaashi Cabdullahi.


Gudoomiyaha ayaa mahadnaq u jeediyay dadkii doortey inkastoo aan la garanayn waxa sharcigiisu yahay. Waxa jagadan ku tartamay laba nin oo ka soo jeeda Woqooyiga Somaliya gaar ahaan beesha ISAAQ.

Xildhibaan Cabdulaahi Xaashi Cabdullaahi ayaa ah xildhibaan hore halka ninka kale uu yahay maareeye ku xigeenkii tv-ga Siilaanyo ee Hargeysa oo dhawaan ka soo cararay meesha.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS