12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Afhayeenka aqalka sare oo qaba in ay jirto mishkilad Somali la dhex dhigey

Afhayeenka aqalka sare ayaa qaba in Somalidu maskax leedahay laakiin ay jirto mishkilad la abuurey oo ka weyn iyaga loona baahan yahay in wax laga qabto. Wuxuu sharaxay mishkilada jirta.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=vd18diAUTyI[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS