X

Afhayeenka booliiska Somaliland oo sharaxay sababta loo xirey suldaan ay beesha Siilaanyo is hayaan

Afhayeenka booliiska Somaliland ayaa sharaxay sababta loo xirey suldaan ay beesha Siilaanyo is hayaanoo lagu magacaabo Cali Saleebaan Maxamuud.

Afhayeenka ayaa tilmaamay in suldaanka markii lasoo qabtay uu faraha kula jiray fal dambiyeed waa sida uu hadalka u dhigaye isla markaana diidey in la qabto.

admin:

This website uses cookies.