15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Afhayeenka Muuse Biixi oo kala garan waayay casuumad iyo dhoofitaan caadiya

Afhayeenka Muuse Biixi ayaa kala garan waayay casuumad caadiyay iyo dhoofitaan shaqsiya. Wuxuu dhalinta sidiisa ah u sheegaya in Muuse Biixi ku dhoofay baasaboor xaafadeedkiisa oo ah mid cidkasta samaysan karto.






Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS