29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Afhayeenka Muuse Biixi oo xadhiga xildhibaan Dhakool sharci cusub jeebka ugala soo baxay

Afhayeen u hadley xisbiga Muuse Biixi oo ka hadlaayay xadhiga xildhibaan Dhakool ayaa sharci cusub jeebka kala soo baxay kuna tilmaamay xadhigiisa mid uu ku lumiyay maalinta SNM ee 18 May.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS