Afhayeenka Xasan Culusow oo islhaa difac beenta Xasan Culusow ayaa runta ku sii furey kuna qarxiyay in been ahayd in ciidan Somaliyeed ka dagaalamay Eritariya. ”Waxba kama jiraan warkaasi ee waxa keenay keliya war la’aanta ayuu yiri C/kariim Aar.
Xasan beenaale ayaa dhowr mar noo sheegay in ciidanka tababarka loo qaaday la gatay yaas oo ah been cad weliba raaciyay inay dagaal galeen. Afhayeenkiisa hadda wuxuu noo sheegay inay been cad ahayd.
Xasan Culusow ayaa kooxda Xalane balan qaadyo badan oo ay samaysay kadib loogu shubay codka. Waxayna doorashadiisa ka yaabisay dhamaan ummada Somaliyeed.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay