Afhayeenkii Kulmiye ee gobolka Awdal oo iskaga baxay Kulmiye iyo sababta ku kaliftey
Afhayeenkii Kulmiye ee gobolka Awdal ayaa iskaga baxay Kulmiye iyo sirta ku duugan ka bixintaankiisa oo uu ku sheegay in uu khaati ka joogsaday qalin qabyaaladeed oo had iyo jeer lala dabajoogo.