Odayaasha Muuse Biixi oo Boorama lagu soo dhaweeyay iyo taageero ay dalbadeen
Odayaasha Muuse Biixi ayaa Boorama lagu soo dhaweeyay halkaas oo ay taageero dalbadeen. Ololaha doorashada maamulka Somaliland ayaa si qarsoon uga socda degmooyinka maamulka hoostaga.