X

Afhayeenkii u dambeeyay ee Siilaanyo oo sheegay in aanu ogeyn xanuunka Siilaanyo

Afhayeenkii u dambeeyay Siilaanyo ninka lagu magacaabo Xuseen Deyr ayaa sheegay in aanu ogeyn xanuunka Siilaanyo. Wuxuu dhinaca kale qirtey inuu wax kala qorey buuga Xirsi Tooriile ku sheegay in Siilaanyo markiiba xanuunsadey.


Siilaanyo Ayaan waxba ka ogeyn waxa ka dhacaya maamulka loo doortey waxana hawl maalmeedka watey Xirsi Tooriile iyo Maxamuud Xaashi iyo xaaskiisa. Waxana la ogaa inay jkar ka tureen isku direen dadka.

 

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=QiEJO0RJXPg[/embedyt]


Xirsi Tooriile oo ugu maamul xumaa ayaa qarxiyay xanuunka Siilaanyo oo la ogaa inuna hal su’aal ka jawaabeyn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.