16/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Afrika oo soo bandhigtey baasaboor la sheegay in dalal lagu gali karo bilaa dal-kugal: SAWIRO

Waxa baryahan socdey baasaboor la sheegay in midowga Afrika yeelatay kaas oo dhowr wadan oo ka mida lagu tagi doono bilaa dal-kugal. Hadaba baasaboorka ayaa la soo bandhigey sida uu u egyahay.

Baasaboorkan ayaa lagu qorey luqado badan oo ayna ku jirin Af-Somaliga inkastoo luqado kale oo Afrika looga hadlo lagu daray sida Ingiriiska iyo Faransiiska iyo kuwo kale.

baasaboorafrika2[1]baasaboorafrika3[1]

baasaboorafrika

baasaboorafrika1

baasaboorafrika2

baasaboorafrika3

baasaboorafrika4

baasaboorafrika5baasaboorafrika2

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS