X

Agaasimaha badbaadinta walxaha qadiimiga ah oo kormeeray Camuud

Agaasimaha badbaadinta walxaha qadiimiga ah ee maamulka Somaliland Ayaanle C/raxmaan Ibrahim ayaa kormeeray Camuud oo ay ku yaalaan goobo qadiimi ah oo dalxiis ahan la booqan karo.



Goobahan ayaa muujinaya sida ddadkii hore u noolaayeen iyo waxay caabudi jireen intaan diinteena macaan soo gaarin.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=zoq2E3BVlV4[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.