X

Agaasimaha cusub ee Muuse Biixi magacaabay Maxamed Cali oo ka hadley xilka

Agaasimaha cusub ee Muuse Biixi u magacaabay madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali ayaa ka hadley xilka lagu wareejay. Maxamed Cali ayaa ka soo shaqeeyay meelo badan oo aduunka ah.

Waxay isku beelyihiin Muuse Biixi.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=5cRA1m0dz6o[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.