X

Dawlada oo weli la tacaalaysa in ay fuliso amaradeeda

Dawlada ayaa weli la tacaalaysa in ay fuliso amaradeeda xilli argagixisadu ka faaiideysanayso is dhex yaaca iyo gaajada haysata askarta qaar xataa ayagoo la siiyo mishaharkooda.



Wasiirka amniga ayaa ka Hadley amar xilli hore la soo rogey oo welli aan dhaqan gelin.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=bPTr69WDi78[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.