X

Agaasimaha isbitaalka Xayaad ee Boorama Dr Maxamed Xasan Dirir iyo xaaskiisa oo tacsi u diraya qoyska Cilmi Rooble Furre (Cilmi Kabaal)

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun, Agaasimaha isbitaalka Xayaad ee Boorama Dr Maxamed Xasan Dirir iyo xaaskiisa Faaisa Xasan ayaa tacsi u diraya qoyska iyo qaraabada uu ka baxay korneyl Cilmi Rooble Furre (Cilmi Kabaal) oo Talyaaniga ku geeriyooday lana rajayno in la keeno Boorama maalinta Sabtida.

Waxay marxuunka uga rajaynayaan in RABI janadiisa fardowsa ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.