X

Sheekh caana oo wax xun ka sheegi jiray Shiicada oo dib uga qoomameeyay+MUUQAAL

Sheekha caanka ah ee Yasir Qadhi ayaa ka qoomameeyay hadalo uu ku duri jiray Shiicada Muslimka ah taas oo uu hada uga digeyo culimada iska hadasha in ay ku dhacaan. Wuxuuna sheegay in iyagu ayna ahayn kuwa qoriga qaadanaya laakiin ay tahay kan uu wax u sheegay.

Sheekha ayaa sheegay in waxyaabaha foosha xun ee ay ku qaaday aqoon yari isagoo da’yaraa iyo hadalada soo gaadhayay oo aanu isku hubin. Sheekha ayaa hadda aaminsan in cidna lagu qabsaycaqiiqo ayna rabin.

Wuxuuna hadda ka shalaayay in aanu dib u qaadan karin kalmadihii uu oran jiray oo hadda cidkasta gaareen, ugana digeyo culimada jooga heerkii aan joogey.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.