X

Agaasimaha madaxtooyada Somaliland oo digniin hoose u direy Muuse Biixi

Agaasimaha madaxtooyada Somaliland ayaa digniin hoose u direy Muuse Biixi kuna wajahan saldhiga Imaaraadku ka rabo Berbera. Maxamed Cali ayaa sheegay haddii Somaliland lagu soo tuurayo shilimaad yar ma arko wax faaiido ah colaad ay korodhsadeen mooyee.

Maamulka Somaliland ee Muuse Biixi ayaan welli war ka soo saarin in saldhiga Berbera ay welli kala xaajoonayan Imaaraadka oo sheegay inayna aqoonin Somaliland.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ed8IFDkvkt8[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.