X

Wado reer Awdal ka qayliyeen oo heshay qalab cusub

Wado reer Awdal ka qayliyeen ayaa heshay qalab cusub. Wadadan oo ay dhisayaan rag ku hamiya inay Hargeysa xeeb u yeelaan sheegtana degmooyin ka tirsan gobolka Awdal ayaa dedejinaya dhisida wado loogu yeedhay dawga cad.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=cfzswHuOEpw[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.