Agaasimihii cadaalada Somaliland ayaa Muuse Biixi duhur cad kaga dhaqaaqay Burco. Agaasimaha oo lagu magacaabo Xuseen Maxamed Maxamuud ayaa sababeeyay waxa ku kalifey inuu iscasilo.
” Waxaan ku taamaayay inaan ka tago maamulka judhiiba waayo waxa hogaanka u haya CIILQABAYAAL maalin wax ka qorey raadsanaya, waxana jirta cadaalad daro baahsan. Reer Burco ayaan ogeyn in Muuse Biixi joogo iyo in kale, ayagoo ka yaabay jeelka uu furayo.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=fks40wI_wN0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay