15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ahlu sunna oo gudoomiye cusub dooratey: SAWIRO

Maanta Gelinki Dambe Waxaa Magaalada Dhuusamareeb lagu doortay 65 Xildhibaan oo ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna.



Xildhibaanada ayaa Gacantaag ku doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Gobolada Dhexe kaas oo ay u doorteen Shaacir Sheekhow Maxamed