28/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

AJ oo la kulmey jacaylkiisii dhacday maxaase dhacay kadib

Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha XUJO oo meel xasaasiya maraya. AJ iyo nasteexo oo wada socda ayaa hortagay jacaylkii hore ee Roomiyo oo bastoolad la diyaara. Maxaase kala qabsaday waa qayb kale oo XUJO ka tirsan.





ARAABINEWS