11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ajaaniib guranayay kaluunkeena oo lagu soo bandhigey Kismaayo

Ajaaniib guranayay kaluunkeena ayaa lagu soo bandhigey Kismaayo xilli la sheegay in ay si caadiya uga gurtaan badeena. Shantan badmaax oo u dhashay Jasiiradaha Comoro ayaa maanta lagu qabtay Xeebta Magaalada Kismaayo Kadib Markii dooni ay wateen kula qalibantay Badweynta Hindiya.

Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay Sawirada Shantaasi nin oo aanay weli Caddeyn waxay ay qabanayeen iyo sida ay ku soo gaareen Xeebaha Wadanka Soomaaliya.

Baxaariyiin

Baxaariyiin-1

Baxaariyiin-2

Baxaariyiin-3

Baxaariyiin-4

Baxaariyiin-5

C/LLAAHI WARMOOGE

ARAABINEWS