November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Akhwaan Erdogan oo Trump hambalyo u direy weerarka Siiriya khiyaamayna heshiiskii Ruushka

Madaxweynaha urur diimeedka akhwaan mUslimiin ee burburka ka wada Siiriya Erdogan ayaa soo dhaweeyay weerarka Maraykanku ku qaadey Siiriya oo ah dal ay hore u burburiyeen.

Siiriya ayaa ah qolfoof taagan oo Ruushku ka badbaadiyay burbur xoogan oo soo wajaihi lahaa hadaanu ka soo gaarin kana mid noqon lahaa dalalka burburey.



Turkigu wuxuu diyaar u yahay in uu taageero weerarka Maraykanka ayu yiri akhwaan Erdogan oo aan ka fikirin cawaaqib xumada ka iman karta iyo dhibaatada soo gaari karta Muslimiinta.

Ruushka ayaa sheegay in ayna askar kaga dhaawacmmin weerar Trump uu ku taageerayo argagixisada Daacish



Yuhuuda ayaa soo dhaweysay weerarka dhiigyacab Trump ku qaadey Siiriya

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS