10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Albaniya oo baasabooro heer safiira ku abaalmarinaysa xulkeeda qaranka

Albaniya oo baasabooro heer safiira ku abaalmarinaysa xulkeeda qaranka oo garaacay xulka Romaniya ciyaaraha qaarada Yurub ee sida xawliga ah uga socda dalka Faransiiska.

Albaniya ayaa markii ugu horeysay badisay ciyaar caalami ah abidkood waana sababta uu wadankoodu ugu abalmariyay baasaboorada la siiyo safiirada ama loo yaqaan afka qalaad ”diplomatic passport”.

Waa wadankii ugu horeeya ee ciyaartowdiisa siiya baasaboorada safiirada. Dabaaldeg aad u weyn ayaa ka dhacay caasimada Tirana kadib guushii ay ka gaadheen.

Albaniya Ayaan weli ka hadhin ciyaaraha socda oo ay macquul tahay in ay ku soo baxaan una soo wareegan wareega labaad iyasdoo ku xiran tahay arimo badan oo ay qiimeyso xiriirka kubadda cagta ee Yurub.

Football Soccer - Romania v Albania - EURO 2016 - Group A - Stade de Lyon  - Lyon, France - 19/6/16 Albania players celebrate after the match           REUTERS/Kai Pfaffenbach

hi-res-03c9e6d6f34df8418ead8ccec3492602_crop_north[1]AAhkTx4[1]

AAhkTx4[1]ERR

Football Soccer - Romania v Albania - EURO 2016 - Group A - Stade de Lyon - Lyon, France - 19/6/16 Albania players celebrate after the match REUTERS/Kai Pfaffenbach

hi-res-03c9e6d6f34df8418ead8ccec3492602_crop_north[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS