X

Aljeeriya oo banaanka keentay sharci xarimaya in Yuhuuda

Ayadoo xagjir Taram intuuna dalkiisa qasin uu dalal dhowra oo Caraba oo aan awood sidaasa lahayn ka dhaadhiciyay inay xiriir la samaystaan Yuhuuda kadibna ugu bedelo dhaqaale ama qaadid cunaqabatayn ayaa Aljeeriya banaanka keentay sharci xarimaya in xiriir lala samaysto Yuhuuda.


Dalalka xagjir Taram ugu jiey liistada ayaa waxa ku jirey Marooko oo iyada dhaqaale xoogan loo balan qaaday. Marooko ayaa la jaara Aljeeriya.


Haddaba xildhibaano aad u farabadan ayaa gudbiyay sharci xarimaya in dawladu xiriir la samayso Yuhuuda ayna marti geliso xisbiyada Falastiinta. Hadii sharciga la meelmariyo waxa qofkii lagu qabto isagoo xiriir hoose la wada Yuhuuda la ganaaxi doono hal milyan oo lacagtooda hadii uu ku noqdana la xiri doono 15 sano oo xariga.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.