06/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Allaha u naxariistee abwaan Cali Sugule oo ku geeriyaaday Imaaraadka maxaase lagu xasuustaa: ARAG

Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Cali Sugule ayaa u geeriyooday xanuun baryahaa hayay isagoo ku sugnaa dalka Imaaraadka carabta. Cali Sugule ayaa ka mid ahaa abwaanadii xornimada waxana aad loogu xasuustaa heeso wadani ah oo uu ummada ku baraarajin jirey. Heesaha caanka ah waxa mida heesta NIN LAGU SEEXDAY HA SEEXAN.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS