X

Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Afgudhiye oo Hargeysa ku geeriyooday

Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Afgudhiye ayaa Hargeysa ku geeriyooday. Abwan Axmed Siciid Afgudhiye ayaa si weyn looga yaqaanay dalalka Somaliya iyo Jabuuti.



Abwaanka aya mudooyin badan ku xanuunsanaa Boorama inkastoo marar loo qaaday  Hindiya hadana waxay u muuqataa intii soo gashay. Abwaan ayaa lahaa xaas iyo caruur.



Bahda ARAABINEWS ayaa ka tacsi ka diraya geerida Abwaan Afgudhiye.

Hoos ka daawo hees ka mida heesihiisa caanka ah.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Y6vVwKT8UdU[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.