Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Afgudhiye oo Hargeysa ku geeriyooday
Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Afgudhiye ayaa Hargeysa ku geeriyooday. Abwan Axmed Siciid Afgudhiye ayaa si weyn looga yaqaanay dalalka Somaliya iyo Jabuuti.
Abwaanka aya mudooyin badan ku xanuunsanaa Boorama inkastoo marar loo qaaday Hindiya hadana waxay u muuqataa intii soo gashay. Abwaan ayaa lahaa xaas iyo caruur.
Bahda ARAABINEWS ayaa ka tacsi ka diraya geerida Abwaan Afgudhiye.
Hoos ka daawo hees ka mida heesihiisa caanka ah.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Y6vVwKT8UdU[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...