23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Allaha u naxariistee Cabdi Xaaji Goobdoon oo Saaka ku geeriyooday Muqdisho: Dhegayso

Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah qabiir Saxaafadeed, muddo dheern ka soo shaqeynayay Warbaahinta Soomaaliyeed ayaa xalay Saqdii dhexe waxaa ku soo booday Xanuun dhinaca wadnaha iyadoo Saakay 4:30 daqiiqo uu ku geeriyooday Cusbitaalka Daarushifa ee magaalada Muqdisho.

Abuukar Xaaji Goobdoon oo ay walaala yihiin Cabdi Xaaji Goobdoon Allaha u naxariistee ayaa nooga sheekeeyay taariikhda walaalkiis Cabdi Xaaji Goobdoon oo saakay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

 ARAABINEWS