23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Allaha u naxariistee Hindiyo Xaaji Maxamed oo argagixisadu agoonaysay caruurteedii oo aas qaran loo sameeyay

Allaha u naxariistee Hindiyo Xaaji Maxamed oo caruurteeda agoonaysay argagixisada dhiigmiiratada shabaab ayaa maanta aas qaran loogu sameeyay Muqdisho. Qoyskan ayay argagixisadu hore u dishey aabahood shalayna waxay dileeen isla hooyada Hindiyo oo ka tagtey laba caruura.

Iyadoo sidaa ay tahay ayaan wali Somalidu ogeyn cadowga kaliya ee ay leeyihiin maanta oo dhalaankeenii aabo iyo hooyo tirey. Hindiyo ayaa ka mid ahayd warbaahinta qaranka inkastoo markii dambe ay haysatay shaqo kale.

DSC07862[1]DSC07921[1]DSC07857[1]

DSC07976[1]

DSC07840[1] DSC07840[1]DSC07885[1]DSC07862[1]DSC07857[1]DSC07918[1]DSC07976[1]DSC07848[1]DSC07848[1]DSC07850[1]DSC07856[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM