Amin Caamir ayaa sawir qosola ka sameeyay wasiir Yuusuf Garaad oo asagoo wasiira hadana baraha bulshada kaga sheekeeya safarada uu tago.
Wasiirkan ayaan welli ka hadhin in uu baraha bulshada kaga dhiibto fikrikiisa xilli lagu aaminey wasaarad dhan oo dalka u muhiima dadka badankiisuna qabaan in aanu u qalmin.
Waxa la mida wasiirka kale ee lagu aaminey wasaarada dastuurka Cabdi Xoosh oo isna sidaas o kale baraha bulshada ku xiran
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay