20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Amisom oo bixisay magdhow kadib markii ay laayeen adhi

Amisom ayaa bixisay magdhow kadib markii ay laayeen adhi. Adhiga Amisom dileen ayaa waxa jiidhey mid ka mida gawaadhooda waaweyn ee dalka qaybo badan ka xoreeyay argagixisada.



Adhigan oo laba neef ahaa ayaa lagu jiidhey meel u dhow afaafka dekeda Muiqdisho oo Amisom ilaaliyaan.

Balse waxaa la yaab leh in Amisom ay bixiyaan Magta Xayawaanka iyadoo wax magdhaw ah aysan ka bixin dadka ay sida tooska ah u dilaan ama ay jiirsiiyaan gaadiidka.

Lacagta Amisom ay bixiyeen ayaa gaaraysa 150 doolar

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS