X

Amisom oo laga saarayo xeradii tababarka ciidanka ee Jaalle Siyaad

Ciidanka Afrikaanka ah ee guusha ka keenay la dagaalanka kooxda gaalaynta ee Shabaab iyo kuwa ay isku fikir yihiin ayaa ugu dambeyn laga saarayaa xeradii tababarka ciidanka Jaale Siyaadboo ay ka soo baxeen saraakiil ciidan oo farabadan.

Kuliyada Jaalle Siyaad ayaa askarta Afrikaanka deganaayeen muddo ka badan 10 sanno. Waana saldhiga labaad ee ugu weyn ee ciidankaasi ku leeyahay Muqdisho.

Waxa laysla gartey in ciidanka Amisom oo hub culus ku dhexmara magaalada ay ka baxaan kuliyadaa bishan aakhurkeeda inkastoo ay dhici karto in dib u dhac ku yimaado.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.