X

Muuse Biixi oo loo sheegay inu la shaqeeyo dawlada dhexe

Madaxa maamulka Somaliland oo looga yeetay Itoobiya,ayaa loo sheegay inuu la shaqeeyo dawlada dhexe isla markaana cadaadinta maamulkiisu ka daayo dadka cadiga ah iyo siyaasiyiibta u kala gooshaya maamulkiisa iyo dawlada dhexe.


Maamulka Somaliland oo sheegta inay dimoqraadi yihiin ayaa jeelka u taxaaba shacabka taga Muqdisho, kuwa isaga wax ka sheega iyo cidkasta oo hadal midnimo ku hadasha.


Kulan uu Muuse Biixi la yeeshay raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa loogu sheegay in uu fududeyo is dhexgalka shacabka oo ah sida Itoobiya rabto.

Muusr Biixi ayaa dhegeystay kaliya kuna raacay Cabi Axmed. Dawlada dhexe ee Sonaliya ayaa soo dhawaysay warka loogu sheegay Muuse Biixi inu furfuro maamulka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.