Ciidamada nidaam soo celinta iyo la dagaalanka argagixisadfa ee Amisom ayaa war ka soo saaray askari ka tirsan ciidankooda oo maqan iyo halka ugu dambeysay.
Taliska Midowga Afrika ee AMISOM ayaa hadda sheegay in hal askari ka maqan yahay sheegayna in lagu afduubey deegaanka Degaanka KM50 ee Gobolka Sh.Hoose.
Taliska ayaa waxuu sheegay in ay wadaan baaritaano ku aadan sii loo soo celin la haa Askarigaasi.
“Waxaan wadaa howlgallo kala duwan. Waxaana uga goolleenahay sidii aan u heli la heyn Askariga naga maqan”, sidaasi waxaa lagu yiri qoraal ka soo baxay AMISOM.
Argagixisada shabaab ayaa shalay shaaca ka qaaday in ay hayaan Askari ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.
Askarigan oo ka soo jeeda Dalka Uganda ayaa lagu soo bandhigay Degmada Awdheegle ee Gobolka Sh.Hoose.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay