X

Amisom oo war ka soo saartey askari ku dhintey is dhex yaac

Amisom ayaa war ka soo saartey askari shalay ku dhintey is dhex yaac ka dhashay weerarkii argagixisadu ku xasuuqdey 38 qof oo shacaba ee ka dhacay Muqdisho.



Is dhexyaaca iyo is faham la’aan ayaa waxa ku dintey hal askari oo Somali ah oo madaxtooyada joogey ayagoo Amisom rabay inay maraan wado at joogeen ciidanka Somaliyeed.



Ehelada askarigan ayaa sheegay inay rabaan in cadaalad loo sameeyo askarigan ku dhintey gacanta Amisom. Taliye ka tirsan ciidanka Yugandha ayaa yiri sida.

Shilka waxa uu dhacay Markii at xabada bilaabeen ciidamo ka tirsan Nabad Suggidda Soomaaliya ee ku sugan Kontoroolka ay doonaayeen in ay Maraan, laakiin halkaasi uu ka dhashay Khasaare.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.