Ciidanka Amisom ee loo keenay Somaliya in ay cidhibtiraan argagixisada kansarka ku noqotey ummada Somaliya ayaa u muuqda in la balaadhiyay hawshooda.
Duleedka magaalada Jowhar waxaa ka socdo howlo wado falis oo ay wadaan ciidamada AMISOM kaas oo looga goleeyahay sidii ay u sahlanaan laheyd soo gelista magaalada Jowhar oo ah xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.
Amisom Ayaan la fu=ilayn in at Somaliyaka baxdo inta ay jirto maamulo ay ka mid yihiin ama uu hogaamiyo fadhiid Xasan Sheekh oo afar ka lumiyay ummada Somaliyeed.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![jowharwadofalis2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/12/jowharwadofalis21-300x200.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay