X

Amniga dawlad kaliya oo la yaqaan goobaha ay joogto kama shaqayso: Gaafow

Xilli maanta barlamaanka ay ka buuxdo argagixisada iyo dawlad-diidka ay su’aalo weydiinayaan laamaha amniga ayaa xildhibaanadu ka dhiibteen fikirkooda ku aadan amniga iyo sida shacabka magaalada ugu fashilmeen inay ilaashadaan amnigooda.


Xildhibaan Gaafow ayaa sheegay in amnigu yahay wax la wada leeyahay ee ayna lahayn kaliya dawlad la yaqaan meelo gaara oo ay joogto.


Argagixisada iyo taageerayaasheeda ee ka buuxa barlamaanka ayaa ugu weyn waxa dawladu ay ka shaqayn la’dahay. Dadka badankiisa ayaa qaba in caasimada laga raro Muqdisho si loo helo magaalo lagu shaqayn karo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.