23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Anaa casuumaya gudoomiyaha doorashada Somaliland waxa balana in aan idiin keeno isagoo xidhan: Khaatumo

Gudoomiyaha barlamaanka Khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar oo wax laga waydiiyay kaadhadhka la keenayo Buuhoodle ayuu balan qaaday in uu xidhayo cidii lagu arko kaadhadhka ”Isaaq”. Wuxuu yiri ma nihin Isaaq Khaatumo ayaa nala yiraa waxaanan ka codeynaa barlamaanka Somaliya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS